Madaxweynaha cusub ee Puntland oo wareegtadii ugu horreeyay ku hakiyay kharashaadka dowladda

0
328

Talaado, Janaayo, 08, 2019 (HOL)- Madaxweynaha cusub ee Puntland , Siciid Cabadullaahi Deni ayaa goor dhow wareegtadii ugu horreeysay ku hakiyay dhaqdhaqaaqa maaliyadeed ee dowladda.




SOURCE: Madaxweynaha cusub ee Puntland oo wareegtadii ugu horreeyay ku hakiyay kharashaadka dowladda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.