Madaxweynaha cusub ee Puntland oo xilka la wareegay

0
85

Isniin, Janaayo, 14, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa manata si rasmi ah xilka ugala wareegay madaxweynihii hore Cabdiweli Gaas,kaddib munaasabad kooban oo lagu qabtay xarunta madaxtooyada.




SOURCE: Madaxweynaha cusub ee Puntland oo xilka la wareegay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.