Khamiis, June, 28. 2018 (HOL)-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ku eedeeyay shirkadda DP World ee laga leeyahay dalka Imaaraadka in aysan ogoleyn hormar ay sameeyaan dekeddaha kale.
READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynaha dalka Jabuuti oo ka hadlay dacwada kala dhaxeysa shirkadda DP World