Madaxweynaha dalka Yemen oo sheegay inuu dalkiisa khatar ugu jiray inuu la mid noqdo Somalia

0
385

Madaxweyne C/rabu Mansuur Haadi oo Laanta Afka Carabiga ee Idaacadda BBC-da kula hadlay magaalladda Cadan waxa uu sheegay haddii aysan Ciiddanka Isbahaysiga Sacuudiga soo fara-gelinin dalkiisa inay la mid noqon lahaayeen Xaalladda ay Somalia haatan ku sugan tahay. Madaxweyne C/rabu waxa uu hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Laanta Afka Carabiga ee Idaacadda BBC-da, isagoo […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynaha dalka Yemen oo sheegay inuu dalkiisa khatar ugu jiray inuu la mid noqdo Somalia

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.