Madaxweynaha DDS oo gaaray Ereteria lana kulmay Madaxda ONLF

0
351

Magalada Asmara ee Xarunta dalka Eriteria waxaa maanta gaaray Xubno uu horgacayey Madaxweynaha Cusub ee Dowlad deegaanka Soomaalida mustafa Cagjar. Soo dhaweyn kadib wafdiga Madaxweynaha DDS ayaa waxa ay kulan la qaateen Madaxda Ururada ONLF iyo JWXO sida uu sheegay Madaxweyne Mustafe Cagjar. ”Maanta waxaan booqasho rasmi ah ku tagney Magaalada Asmara ee Dalka Eriteria, Waxaanu kula […]




SOURCE: Madaxweynaha DDS oo gaaray Ereteria lana kulmay Madaxda ONLF

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.