Madaxweynaha DDSI oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaalka Soomaalida iyo Oromada

0
450

Madaxweynaha Cusub ee Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiye Mustaf Muxumed Cumar ayaa markii ugu horreysay waxa uu ka hadlay dagaalka u dhaxeeya qowmiyada Oromada iyo Soomaalida Itoobiya. Waxa uu sheegay in isagu qorshihiisu uu yahay dhowrista,dhaqanka Diinta.iyo waxkasta oo nabada ka soo horjeeda,isla markaana uu ka Shaqeyn doono mideynta Soomaalida degan dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya. Sigaar […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynaha DDSI oo markii ugu horeysay ka hadlay dagaalka Soomaalida iyo Oromada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.