Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo shaaciyey in xabsiga Jeel Ogaadeen loo bedelayo Masjid

0
252

Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ballan qaaday in la sii dayn doono maxaabiista ku xiran Xabsiga Dhexe ee Jigjiga oo ku magac dheer “Jeel Ogaadeen”, wuxuuna sheegay in masaajid loo badali doono. Isbedelada Cusub ee Ra’iisul Wasaare Abiy Axmed ayaa sababtay in ay isku-soo dhawaadaan Ururka ONLF iyo dowladda Itoobiya oo mudo Sanado ah […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynaha Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya oo shaaciyey in xabsiga Jeel Ogaadeen loo bedelayo Masjid

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.