Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo ka hadlay geerida Wasiirkii Dastuurka dowladda Soomaaliya

0
24

Jimco, Maarso, 08, 2019 (HOL) -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray guud ahaan Qaranka Soomaaliyeed iyo gaar ahaan qoyskii uu ka baxay Wasiirka Arrimaha Dastuurka Marxuum Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ku geeriyooday magaalada Dubai.




SOURCE: Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo ka hadlay geerida Wasiirkii Dastuurka dowladda Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.