Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo soo saaray xeer lagu dhisayo Golaha Dhaqaalaha Qaranka

0
16

Arbaco, July, 25, 2018 (HOL)–War qoraal ah oo ka soo baxay madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo cuskanaya qodobka 87 iyo 90 aad ee Dastuurka KMG uu abuurayo guddiga dhaqaalaha Qaranka.




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynaha dowladda Soomaaliya oo soo saaray xeer lagu dhisayo Golaha Dhaqaalaha Qaranka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.