Madaxweynaha Eretrea oo booqanaya Itoobiya

0
395

Madaxweynaha Dalka Eretrea Isaias Afwerki, ayaa lagu wadaa inuu booqasho ku tago Dalka Itoobiya Maalinta Berri ah sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta Dalka Eretrea , Yemane Meskel. Mr; Meskel, ayaa boggiisa Tweeter-ka kusoo qoray in Berrito oo Sabti ah uu Afwerki tegi doono Addis Ababa. “Madaxweyne Isaias Afwerki iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa booqasho rasmi […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynaha Eretrea oo booqanaya Itoobiya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.