Madaxweynaha Eritrea oo booqasho ku tagaya dalka Jabuuti

0
24

Khamiis, December, 06, 2018 (HOL)– Madaxweynaha dalka Eritrea,Isaias Afeworki ayaa dhawaan booqanaya dalka Jabuuti, sida laga soo xigtay wasiirka arrimaha dibadda dalka Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf.




SOURCE: Madaxweynaha Eritrea oo booqasho ku tagaya dalka Jabuuti

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.