Madaxweynaha Eritrea oo goor dhaw ka degay magaalada Addis Ababa

0
178

Sabti, July, 14, 2018 (HOL) – Madaxweynaha Eritrea Isias Afwerki ayaa goor dhaw ka degay magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, halkaasoo uga bilaabatay booqasho Taariikhi ah oo qaadan doonta 3 cisho.




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynaha Eritrea oo goor dhaw ka degay magaalada Addis Ababa

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.