Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay guddi doorasho

0
128

Sabti, Janaayo, 04, 2020 (HOL)- Khilaaf hor leh ayaa muuqda in uu mar kale harreey-nayo qorshaha dhismaha dowlad gobolleedka Galmudug, kaddib markii madaxweyne Axmed Ducaale Geelle Xaaf uu magaalada Gaalkacyo kaga dhawaaqay guddi doorasho.




SOURCE: Madaxweynaha Galmudug oo ku dhawaaqay guddi doorasho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.