Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabis Sameeyay

0
28

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle(Xaaf) ayaa Wareegto ka soo baxday Xafiiskiisa waxa uu ku Magacaabay Wasiirka Dib u heshiisiinta iyo arrimaha Federaalka kaas oo loo magacaabay Saalax Cabdullaahi Maxamed. Magacaabista Madaxweynaha Galmudug ee Wasiirka Dib u heshiisiinta iyo arrimaha Federaalka ayaa kusoo aadaya xilli deegaano ka tirsan Galmudug ay ka socdaan dagaal beeleedyo iyo […]




SOURCE: Madaxweynaha Galmudug oo Magacaabis Sameeyay

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.