Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo cadeeyey mowqifkiisa arrinta Jabuuti

0
271

Madaxweynaha Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku baaqay in walaaltinimo lagu dhameeyo xurgufta diblomaasiyadeed ee u dhaxaysa Jabuuti iyo Dawladda Federaalka ee Soomaaliya. Madaxweyne Waare oo la hadlayay Idaacada Voa-da ayaa sheegay in saameyn weyn ay ku yeelaneyso tabashada ay qabto dowladda Jabuuti oo Ciidamo farabadan ay ka joogaan deegaanada Maamulkiisa,iyaga oo ku howlgalla Magaca […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo cadeeyey mowqifkiisa arrinta Jabuuti

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.