Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo deg deg ugu laabtay Jowhar

0
68

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta dib ugu laabtay Magalada Jowhar oo ah Xarunta Maamulka Hir-Shabeelle. Madaxweyne waare ayaa waxaa xalay mooshin kalsooni noqosho ah ka gudbiyey ku dhawaad 60 ka mid ah Xildhibaanada Maamulka Hir–Shabeelle,iyaga oo ku eedeynayay xil gudasho la’aan. Safarka Madaxweyne waare oo ahaa mid deg […]




SOURCE: Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo deg deg ugu laabtay Jowhar

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.