Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo sameeyey xilka qaadis (Wareegto)

0
75

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa Wareegto uu soo saarey waxa uu xilalkii uga qaaday taliyaha Ciidanka Nabadsugida iyo sirdoonka Gobolka Hiiraan iyo ku xigeenkiisa. Wareegtada oo ku taariikheysan 1/9/2018 ayaa lagu sheegay in xilalkii looga qaaday Taliyihii Ciidanka Nabadsugida Gobolka Hiiraan Cabdi Maxamed Cali Aweys iyo ku xigeenkiisa Cabduqaadir Maxamuud Owbakar. Sidoo kale […]




SOURCE: Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo sameeyey xilka qaadis (Wareegto)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.