Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo si kulul uga hadlay qarax lagu dilay Xildhibaan ka tirsan Maamulkaas

0
55

Madaxweynaha  Hirshabelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa tacsi u diray qoyskii, eheladii iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed gaar ahaan Reer Hirshabelle ee uu ka geeriyooday Allaha u naxariistee Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Ibraahim oo ka mid ahaa Xildhibaannada Hirshabelle oo u dhintay  Qarax  gaarigiisa loogu xiray oo Galabta ka dhacay magaalada Muqdisho. “Innaa Lillaahi wa inaa […]




SOURCE: Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo si kulul uga hadlay qarax lagu dilay Xildhibaan ka tirsan Maamulkaas

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.