Madaxweynaha Hirshabelle oo Shir guddoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada Hirshabelle

0
70

jowhar Somali News Leader
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiiirada Hirshabelle iyadoo looga hadlay arrimo kala duwan oo la xiriira ka mira dhalinta qorshayaasha horumarineed ee Hirshabelle.
Kulankan oo ka dhacay Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Hirshabelle ee magaalada Jowhar ayaa looga dooday muhiimada ay leedahay daadejinta howlaha maamulka iyo in la ballaariyo dib u heshiinta loo sameeynayo shacabka ku nool Hirshabelle.
Kulankan ayaa waxaa warbixino ka jeediyay wasiirada arrimaha gudaha,howlaha guud iyo Gargaarka iyo Masiibooyinka Hirshabelle kuwaasi oo soo bandhigay howlaha shaqo ee hadda ay wadaan iyo qorshayaashoodaba.
Wasaarada Arrimaha Gudaha Hirshabelle ayaa golaha u soo bandhigay istiraatiijiyada qorshaha xasilinta deegaanada Hirshabelle kaasi oo shalay laga daahfuray magaalada Jowhar.



#td_uid_2_5ca102ece0c34 .td-doubleSlider-2 .td-item1 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/hirshabele-kulan-1-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_2_5ca102ece0c34 .td-doubleSlider-2 .td-item2 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/hirshabele-kulan-2-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_2_5ca102ece0c34 .td-doubleSlider-2 .td-item3 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/hirshabele-kulan-3-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_2_5ca102ece0c34 .td-doubleSlider-2 .td-item4 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/hirshabele-kulan-4-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_2_5ca102ece0c34 .td-doubleSlider-2 .td-item5 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/hirshabele-kulan-5-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_2_5ca102ece0c34 .td-doubleSlider-2 .td-item6 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/hirshabele-kulan-6-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_2_5ca102ece0c34 .td-doubleSlider-2 .td-item7 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/hirshabele-kulan-7-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_2_5ca102ece0c34 .td-doubleSlider-2 .td-item8 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/hirshabele-kulan-8-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_2_5ca102ece0c34 .td-doubleSlider-2 .td-item9 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/hirshabele-kulan-9-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_2_5ca102ece0c34 .td-doubleSlider-2 .td-item10 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/hirshabele-kulan-10-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_2_5ca102ece0c34 .td-doubleSlider-2 .td-item11 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/hirshabele-kulan-11-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}
#td_uid_2_5ca102ece0c34 .td-doubleSlider-2 .td-item12 {
background: url(https://www.jowhar.com/wp-content/uploads/2019/03/hirshabele-kulan-12-80×60.jpg) 0 0 no-repeat;
}





Golaha Wasiirada Hirshabelle oo maanta kulankoodii toddobaadlaha yeeshay


1 of 12

























































































































































The post Madaxweynaha Hirshabelle oo Shir guddoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada Hirshabelle appeared first on Somali News Leader.




SOURCE: Madaxweynaha Hirshabelle oo Shir guddoomiyay Kulanka Golaha Wasiirada Hirshabelle

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.