Madaxweynaha Jabuuti : Ciidamada dowladda Soomaaliya wey karaan difaaca dalkooda

0
40

Talaado, Janaayo, 29, 2019 (HOL)-Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in wixii hadda ka danbeeya ciidamada dowladda Soomaaliya awood u leeyihiin difaaca dalkooda




SOURCE: Madaxweynaha Jabuuti : Ciidamada dowladda Soomaaliya wey karaan difaaca dalkooda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.