Madaxweynaha Jabuuti oo soo gabagabeeyay booqashadii uu ku joogay Muqdisho

0
243

Axad, Maarso, 17, 2019 (HOL)- Madaxweynaha dalka Jabuuti,Ismaaciil Cumar Geelle ayaa soo gabagabeeyay booqashadii labada maalmood ahayd ee uu ku yimid magaalada Muqdisho kaddib martiqaad uu ka helay Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.




SOURCE: Madaxweynaha Jabuuti oo soo gabagabeeyay booqashadii uu ku joogay Muqdisho

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.