Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Baraawe

0
66

Khamiis, Janaayo, 10, 2019 (HOL)-Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed laftagareen, Guddoomiyaha Golaha Wakiilada KGS Mudane. C/qaadir Shariif Sheekhuna, Wasiiro, Xildhibaano iyo sayaasiyiin kale oo goordhow gaaray Magaalada Baraawe ee xarunta dowlad gobolleedka KGS ayaa soo dhoweyn diirran kadib booqasho ku tagay dhismaha Airport-ka cusub ee Baraawe.




SOURCE: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Baraawe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.