Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Baraawe

0
427

Madaxweynaha Cusub ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (laftagareen) ayaa markii ugu horeysay,isaga oo Madaxwyene ah wax auu tegay degmada Baraawe ee Gobolka Shabeellaha Hoose. Waxaa safarkiisa ku wehliya Guddoomiyaha Baarlamaanka Koonfur Galbeed Cabduqaadir Shariif Sheekhuna Maye,Xildhibanao iyo Wasiiro ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed. Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka degmada qeybaha kala duwan […]




SOURCE: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo gaaray degmada Baraawe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.