Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabis sameeyay (Wareegto)

0
70

Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa waxaa lagu magacaabay la taliyaha Arrimaha Nabadeenta iyo Dib -uheshiisiinta Madaxweynaha KGS. Sayid Axmed Sheekh Daahir ayaa waxaa loo magacaabay inuu noqdo la Taliyaha Arrimaha Nabadeenta iyo Dib –uheshiisiinta Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta-gareen. Hoos ka Akhriso Wareegtada ka soo baxday Xafiiska Madaxweyne […]




SOURCE: Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo magacaabis sameeyay (Wareegto)

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.