Madaxweynaha Koonfurta Suudaan iyo Ku-xigeenkiisa oo wada saxiixi doona Heshiis Awood-qeybsi ah.

0
276

Dowladda Sudan ayaa sheegtay inay marti-gelinayso Madaxda Is-khilaafsan ee dalak Koonfurta Sudan, si ay u saxiixaan Heshiiska ay ku wadaagi doonaan Awoodda. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dalka Sudan. Al-Dirdiri Mohamed Ahmed ayaa sheegay inay casuumaad u direen dhamaan Madaxad Dowladaha xubnaha ka ah IGAD si ay uga so oqeyb galaan Saxiixa Heshiiskaasi oo bishan July […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynaha Koonfurta Suudaan iyo Ku-xigeenkiisa oo wada saxiixi doona Heshiis Awood-qeybsi ah.

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.