Madaxweynaha Puntland oo amar ku bixiyay in la joojiyo daabacaada shillinka Soomaaliga

0
34

Isniin, Janaayo, 14, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa amar ku bixiyay in la joojiyo daabacaada lacagta shillinka Soomaaliga ah, sida ku cad wareegto goor ka soo baxday xafiiska madaxweynaha.




SOURCE: Madaxweynaha Puntland oo amar ku bixiyay in la joojiyo daabacaada shillinka Soomaaliga

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.