Madaxweynaha Puntland oo ballanqaaday in wax laga qaban doono tabashada bulshada gobolka Mudug

0
73

Arbaco, May, 22, 2019 (HOL)– Madaxweynaha Puntland,Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xarunta madaxtooyadda ee ku taalla magaalada Gaalkacayo kulan kula qaatay nabadoonnada iyo xubno ka mid ah ganacsatada gobolka Mudug.




SOURCE: Madaxweynaha Puntland oo ballanqaaday in wax laga qaban doono tabashada bulshada gobolka Mudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.