Madaxweynaha Puntland oo cadeeyay mowqifkiisa Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada

0
392

Madaxweynaha Cusub ee Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa markii ugu horeysay kadib doorashadiisii ka hadlay sida uu u arko Golaha Iskaashiga iyo dagaalka kala dhaxeeya Soomaaliland. Wareysi uu siiyay Tv-ga BBC-da ayuu sheegay in Maamulka  Puntland uu qeyb weyn ka qaadatay dhisida nidaamka federaalka,isla markaana Puntland waxkasto ay ku bixisay lana xoojin doono. […]




SOURCE: Madaxweynaha Puntland oo cadeeyay mowqifkiisa Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.