Madaxweynaha Puntland oo daahfuray wajiga labaad ee dhismaha waddada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo Sawirro

0
228

Talaado, July, 03, 2018 (HOL) – Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ayaa magaalada Garoowe ka daahfuray wajiga labaad ee dhismaha waddada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo,waxaa kalo munaasabadda ka qeybgalay xubno ka mid ah golayaasha maamulka,guddiga waddada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo, ganacsato iyo bulshada qaybaheeda kala duwan.




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynaha Puntland oo daahfuray wajiga labaad ee dhismaha waddada Ceeldaahir iyo Ceerigaabo Sawirro

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.