Madaxweynaha Puntland oo joojiyay canshuur dhaafkii loo sameynayay hay’daha dowladda iyo kuwa caalamiga ah

0
238

Axad, Janaayo, 13, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa soo saaray digreeto lagu joojinayo cashuur dhaafkii iyo cashuur dhimistii loo samayn jiray hay’adaha dawladda , kuwa caalamiga ah iyo hay’adaha gaarka loo leeyahay.




SOURCE: Madaxweynaha Puntland oo joojiyay canshuur dhaafkii loo sameynayay hay’daha dowladda iyo kuwa caalamiga ah

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.