Madaxweynaha Puntland oo ku soo wajahan Garoowe xilli uu socdo diyaar garoow…

0
319

Magalada Garoowe ee Xarunta gobolka Nugaal waxaa Maanta kusoo wajahan,isla markaana dib ugu soo laabaya Maxweynaha Maamulkaas Cabduweli Maxamed Cali Gaas. Madaxweyne Gaas ayaa dalka Biljamka uga qeyb galay shirkii looga hadlayye Arrimaha Soomaaliya,waxana sidoo kale uu safari ku kala tegay Wadamada Turkiga iyo Kenya. Markii uu dib ugu soo laabto Madaxweynaha Puntland Magalada Garoowe […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynaha Puntland oo ku soo wajahan Garoowe xilli uu socdo diyaar garoow…

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.