Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wafdi ka socda dowladda federaalka oo soo gaaray Garoowe

0
63

Talaado, Janaayo, 08, 2019 (HOL)- Wafdigii ugu horreeyay oo ka socda xukuumadda federaalka ayaa galinkii dambe gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, kaddib muddo toddobaad ah oo mas’uuliyiinta dowladda federaalka laga mamnuucay inay tagaan deegaannada Puntland.




SOURCE: Madaxweynaha Puntland oo qaabilay wafdi ka socda dowladda federaalka oo soo gaaray Garoowe

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.