Madaxweynaha Puntland oo tagaya deegaan xeebeedka Garacad ee gobolka Mudug

0
267

Talaado, July, 31, 2018 (HOL)- Madaxweynaha Puntland , Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lugu wadaa inuu goor dhow gaaro deegaan xeebeedka Garacad ee gobolka Mudug , halkaas oo u ka dhagax-dhigayo deked ganacsi , mashruuca oo lugu sheegay midka ugu ballaaran ee la doonnayo isku-tashi in lugu dhiso.




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynaha Puntland oo tagaya deegaan xeebeedka Garacad ee gobolka Mudug

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.