Madaxweynaha Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay qunsulka cusub ee Itoobiya

0
58

Talaado, Janaayo, 29, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xarunta madaxtooyadda Puntland ee magaalada Garoowe ku qaabiley qunsulka cusub ee Itoobiya u fadhin doona Garoowe, Jen. Mabratu Waldo Aragay.




SOURCE: Madaxweynaha Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay qunsulka cusub ee Itoobiya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.