Madaxweynaha Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay saraakiilka ka socdey hay’adda UNSOM

0
294

Khamiis, Janaayo, 24, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Puntland ,Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta wuxuu kulan la yeeshay madax ka socota Xaafiiskaa siyaasadda Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ee UNSOM , weftigan ayaa waxaa hoggaaminayey Madaxa Xaafiiska Siyaasadda iyo Dibu heshiisiinta UNSOM, Tariq Chaudhry.




SOURCE: Madaxweynaha Puntland oo xafiiskiisa ku qaabilay saraakiilka ka socdey hay’adda UNSOM

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.