Madaxweynaha Puntland oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Madaxa Midowga Shirkadaha Shiinaha ee Afrika

0
258

Talaado, Janaayo, 15, 2019 (HOL)- Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo Isniintii shalay xafiiska la wareegay ayaa maanta qaabilay wafdi uu hoggaaminayo madaxa Midowga shirkadaha dalka Shiinaha ee Afrika Qian Xian oo booqasho ku soo gaaray magaalada xarunta ah ee Garoowe.




SOURCE: Madaxweynaha Puntland oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Madaxa Midowga Shirkadaha Shiinaha ee Afrika

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.