Isniin, September, 24, 2018 (HOL)–Madaxweynaha Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xilka ka qaaday guddoomiyaha gobolka Nugaal, sida cad wareegto goor dhow ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Puntland oo guddoomiye cusub loogu magacaabay gobolka Nugaal.
SOURCE: Madaxweynaha Puntland oo xilkii ka qaaday guddoomiyaha gobolka Nugaal