Madaxweynaha Somaliland oo ku wajahan Magaalada Dubai

0
112

Warar ay Idaacadda Dalsan ee Muqdisho heleyso ayaa sheegaya in Madaxweynaha maamulka Somaliland Maanta uu ku wajahan yahay Magaalada Dubai ee dalka isu tagga Imaaraadka Carabta. Socdaalka Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ee Magaalada Dubai ayaa waxaa ku wehlinaya xubno ka tirsan maamulkiisa,isla markaana waxaa la filayaan in  Saacadaha soo socda uu ka duulo Garoonka diyaaradaha […]




SOURCE: Madaxweynaha Somaliland oo ku wajahan Magaalada Dubai

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.