Madaxweynaha Somaliland oo shaaciyey laba qodob ay ka tirsanayaan Maamul goboleedyada

0
265

Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Soomaaliland oo khudbad ka jeedinayey munaasibadda xuska sanad guurada 58-aad ee ka soo wareegatay markii ay madax banaanida qaateen Gobollada Waqooyi ayaa ka hadlay Go’aankii dowladda ay kaga hortimid deeqaha lasiiyo Maamulkaas. Waxa uu sheegay in dowladda dhexe iyo dowlad Goboleedyada ay duullaan ku yihiin Somaliland,taasina ay daliil u tahay dagaalka […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynaha Somaliland oo shaaciyey laba qodob ay ka tirsanayaan Maamul goboleedyada

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.