Madaxweynaha Soomaalida Itoobiya: “goob shidaal laga helay buu shaqsi iska haystaa”

0
361

Waxaa jira ceelal shidaal ah oo aysan wax war ah ka hayn Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya, sida uu sheegay madaxweynaha Cabdi Maxamuud Cumar Muuqaalkan oo baraha bulshada dhex socda ayuu madaxweynuhu ku qirayaa in uu jiro aag shidaal dhooban yahay oo uusan waxba kala soconin hawsha ka socota. Isaga oo arrintaas ka hadlaya ayuuna yiri […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynaha Soomaalida Itoobiya: “goob shidaal laga helay buu shaqsi iska haystaa”

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.