Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan Belgium-ka

0
256

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Maanta oo Sabti ah waxaa la filayaa in uu u ambabaxo Magalada Brussels  ee dalka Belgium-ka.,halkaas oo la filayo in uu ka furmo Shirka Iskaashiga Caalamka. Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa safarkiisa ku wehlin doona,Xildhibaano,Wasiiro iyo madax kale,waxana Madaxweynaha uu ka mid noqon doonaa mas’uuliyiinta shir guddoomin doonta Shirka Iskaashiga […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan Belgium-ka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.