Sabti, July, 14, 2018 (HOL)–Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmajo iyo wafdi uu horkacayo ayaa lagu wadaa in ay maanta u anbabaxaan magaalada Brussels ee dalka Belgium –ka.
READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan magaalada Brussels ee dalka Belgium