Madaxweynaha Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Itoobiya

0
61

Madaxweynaha amhuuriyadda Soomaaliya iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magalada Muqdisho. Wafdiga oo kusii jeeda Magalada Gondar, Gobolka Baxar-daar ee Dalka Itoobiya ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha ee Aadan-Cadde ka sii sagootiyay Xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan Dowladda Soomaaliya. Agaasimaha Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta, Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Abdinur […]




SOURCE: Madaxweynaha Soomaaliya oo u ambabaxay dalka Itoobiya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.