Madaxweynaha Turkiga oo si kulul uga hor yimid qorsho uu wato Maraykanka

0
77

Madaxweyne Erdogan oo maanta ka hadlay  Xildhibaanadda Xisbiga haya talada dalkaasi ee AK Party  ayaa sheegay inay Madaxda Maraykanka sheegeen waxyaabo kala duwan, wuxuuna  si gaar ah ugu eedeeyey La-taliyaha Amniga Qaranka Maraykanka, John Bolton inuu galay Qalad khatar ah. “Maleeshiyaadka YPG iyo PKK marnaba ma matali karaan dadka Kurdishka” ayuu yiri Madaxweyne Erdogon, wuxuuna  […]




SOURCE: Madaxweynaha Turkiga oo si kulul uga hor yimid qorsho uu wato Maraykanka

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.