Talaado, July, 10. 2018 (HOL)-Madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ee mar kale la soo doortay ayaa magacaabay golihiisa xukuumadda wax yar uun kaddib markii xafiiska loo dhaariyay.
READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynaha Turkiga oo Wiil uu Soddog u yahay u magacaabay Wasiirka Maaliyadda