Madaxweynaha Uganda oo Soomaaliya ku tilmaamay dal aan laheyn dowlad maamusha

0
63

Talaado, Janaayo, 29, 2019 (HOL)- Saacadihii ugu danbeeyay waxaa siweyn u qabsaday baraha ay bulshadu ku wada xiriirto hadal uu madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ka jeediyay shirweyne ay lahaayeen hay’addaha Garsoorka dalkiisa, isaga oo sheegay in Soomaaliya ka mid tahay dalal badan oo caalamka ka tirsan oo aan laheyn dowlad maamusha.




SOURCE: Madaxweynaha Uganda oo Soomaaliya ku tilmaamay dal aan laheyn dowlad maamusha

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.