Madaxweynaha dalka Yemen, C/rabu Mansuur Haadi oo Laanta Afka Carabiga ee Idaacadda BBC-da kula hadlay magaalladda Cadan waxa uu sheegay haddii aysan Ciiddanka Isbahaysiga Sacuudiga soo fara-gelinin dalkiisa inay la mid noqon lahaayeen Xaalladda ay Somalia haatan ku sugan tahay. Madaxweyne C/rabu waxa uu hadalkaasi ku sheegay Wareysi uu siiyey Laanta Afka Carabiga ee Idaacadda […]
READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynaha Yemen: “Waxaan khatar ugu jirnay inan la mid noqono dalka Soomaaliya oo kale”