Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Raashiya oo ku kulmi doona dal saddexaad

0
49

Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa sheegay in laga yaabo inuu dhigiisa Raashiya bartamaha bisha July ku kulmaan Caasimadda dalka Austria ee Vienna ama Caasimadda dalka Finland ee Helisinki. Donald Trump ayaa hadalkaasi ka sheegay Shir Jaraa’id oo ay isaga iyo dhigiisa dalka Portuqiika, Marcelo Rebelo de Sousa xalay ku qabteen Aqalka Cad ee magaalladda Washington. […]




READ MORE FROM THE SOURCE: Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Raashiya oo ku kulmi doona dal saddexaad

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.