Madaxweyne Biixi oo isku bedel ku sameeyey golihiisa wasiiradda

0
264

Sabti, November, 10, 2018 (HOL) -Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta isku shaandheyn kooban ku sameeyey golihiisa wasiiradda, waxaanu xilkii ka qaaday wasiirkii Maaliyada Yuusuf Maxamed, halka wasiirkii arrimaha dibada Sacad Cali Shire u magacaabay wasaarada maaliyadda.




SOURCE: Madaxweyne Biixi oo isku bedel ku sameeyey golihiisa wasiiradda

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.