Madaxweyne Biixi oo la kulmay ergayga gaarka ah ee xoghayaha UN-ta u qaabilsan Soomaaliya

0
243

Axad, November, 04, 2018 (HOL)–Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay wefdi ka socda qaramada midoobay oo uu hoggaaminayo ergayga gaarka ah ee xog-hayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Mr. Nicholas Haysom.




SOURCE: Madaxweyne Biixi oo la kulmay ergayga gaarka ah ee xoghayaha UN-ta u qaabilsan Soomaaliya

Leave a Reply

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.